Kabalyeeri makhaayadeed oo mar dhow daaqadda ka bixi raba

0
331

waaxa qoreya yaasir br

Waxaa mar dhow daaqadda ka baxaya shaqaalaha makhaayadaha iyo goobaha kale ee lagu cunteeyo kuwaas oo loo yaqaan “kabalyeeri”. Makhaayadaha caalamiga ah ayaa iminka bilaabay in ay adeegsadaan mashiino dalabaadka ka qaada macaamiisha, raashinkana u keena.