Khasaaraha Ka Dhashay Roobkii Shalay Ka Da’ay Hargeysa Oo La Shaaciyay

0
284

Warbixin ku saabsan roobkii shalay ka da’ay Hargeysa.

  1. Tirada dadka laga soo badbaadiyay Daadadka : 172 Qof.
  2. Gaadiidka laga soo badbaadiyay Biyaha Dooxu iyagoo sita : 3 Gaadhi.
  3. Guryaha daadku gudaha u galay ee ciidanku u gurmaday : 49 Guri.
  4. Gaadiidka khasaaruhu soo gaadhay ee daadku la tegay : 12 Gaadhi.

5.Guryaha khasaaruhu soo gaadhay : 18 Buul iyo hal Jiingad ah.

Ma jirin dhimasho iyo dhaawac uu sababay Roobabka maanta ka da’ay magaalada Hargeysa.

Sidaas waxaa baahiyay ciidanka dab-demiska Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here