Kominshanka Xuquuqul Insaanka Somaliland Oo Ku Baaqay In Si Deg-deg Ah Loo Sii Daayo Musharax Qaasim Aadan Saleebaan

0
316

Kominshanka Xuquuqul Insaanka Somaliland ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo sii daayo musharax Qaasim Aadan Saleebaan, oo ku xidhan magaalada Hargeysa.

Guddida ayaa sidoo kale ugu baaqay laamaha Dawladda in aan la xidhin Musharraxiinta ku soo baxay Liiska rasmiga ah ee guddida Doorashooyinka Somaliland.

Musharax Qaasim ayaa ka sharaxan xisbiga Waddani gaar ahaan gobalka Sool

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here