Kulan Gaar Ah Oo Hadda Madaxtooyada Kenya Uga Socdaa Madaxweyneyaasha Kenya Iyo Somaliland.

0
270

Madaxweynayaasha Kenya iyo Somaliland ayaa kulan gaar ahi hadda uga socdaa madaxtooyada Kenya.

Kulankan ayaa gaar u ah labada madaxweyne mana jirto cid ku wehelinaysa.

Waa kulankii labaad ee dhexmara labada madaxweyne Uhurra iyo Biixi.

Madaxweynaha Somaliland ayaa la filayaa in uu galabta dib ugu soo laabto magaalada Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here