Liiska Magacyada Ciyaartoyga Maroodijeex u metelidoona Koobka Gobolada Somaliland

0
738

Hargeysa(Warsugannews):- Maamulka ciyaaraha ee gobolka Maroodijeex, ayaa shaaciyay Liiska Ciyaartoyga gobolka Maroodijeex uga qayb galaya ciyaaraha gobolada Somaliland oo horraanta bisha soo socota la filayo inay furmaan

Magacyada Ciyaartoyga Maroodijeex

Cabdilaahi Cali Shire Geesow
Cabdiqani Bile Ibraahin
Maxamed Xasan Gabyaaye
Maxamuud Cabdi Xasan (Govindhe)
Maxamed Khadar Kabadhe (Oday)
Ayaanle Axmed Muxumed (Galbeedi)
Cabdikariin Maxamuud Xirsi (Guji)
Cabdicasiis Aadan yuusuf(Danay)
Naasir Cabdi Aadan (Dheere)
Cabdiwahaab Daa,uud Maaweel
Axmed Yaasiin Dayib Muxumed
Cabdiwali Maxamed Ismaaciil (Waro)
Axmed Maxamed Daahir (Ranbow)
Khaalid Xaaxe Aare (Bidhiidho)
Shucayb Cabdi Cumar
Guuleed Kayse Ismaaciil
Ibraahin Cabdisalaan Maxamed
Fadxi Najax Budle
Mustafe Maxamed Cige
Xamse Cumar Ibraahin (Jigijaan)
Ayaanle Axmed Maxamuud (Ina Isqaniin)
Rooble Rashiid Dhuux
Cawil Cabdi Cali
Axmed Cabdikariin Cabdilaahi
Cabdiraxmaan Faysal Ismaaciil
Maxamed Ismaaciil Xandule
Xamdi Muuse Axmed

Maxamed Maxamuud Diridhaba Tababaraha Koowaad

Yaasiin Aba Yare Tababare Ku Xigeenka koowaad

Axmed Cali Tababare Ku Xigeenka Labaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here