Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Bandhiga Buugg Laga Qoray Madaxweyne Axmed Siilaanyo

0
156
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Bandhiga Buugg Laga Qoray Madaxweyne Axmed Siilaanyo.
Hargeysa-30-07-2023-(WMG)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa ka qeyb-galay Xafladda Bandhiga Buugg laga qoray Madaxweynihii Afraad ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo taas oo lagu qabtay hotel Maansoor Hargeysa, buuggan ayaa ah daabacaadii labaad oo lagu turjumay luuqada afka qalaad ee Ingiriisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here