Madaxweynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hoggaaminaayay Oo Gaadhay Dalka Ingiriiska Si Weyna Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda London

0
417

Madaxweynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hoggaaminaayay Oo Gaadhay Dalka Ingiriiska Si Weyna Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda London.

London (warsugannews) Madxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo Waftigii uu hoggaaminaayay ayaa soo gaadhay Waddanka Ingiriiska, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay Caasimadda London.

Madaxweynaha Somaliland iyo Waftigiisa oo maal mihii u danbeeyay booqasho rasmiya ku joogay dalka Jamhuuriyadda Ireland, waxay kulamo kala duwan la qaatay muddadii ay dalkaasi ku sugnayeen Madaxda ugu saraysay Waddanka Ireland.

Waftiga Madaxweynaha oo xalay ka soo degay Garoonka Diyaaraha ee Heathrow Airport waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay Jaaliyada ku dhaqan Magaalada London.

Wasiirka arrimaha debadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis, oo kamid ah Waftiga Madaxweynaha oo hadal u jeediyay dadkii soo dhaweyay wuxuu uga waramay socdaalka Waftiga iyo kulamadii ay la soo yeesheen Madaxda waddanka Ireland, kuwaas oo uu Wasiirku ku tilmaamay inay ka soo baxeen midha dhal wax weyn ka tari doona qadiyada iyo himilada shacbiga Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa isna u mahad naqay dadkii sida weyn ee xamaasada leh u soo dhaweeyay, wuxuuna sheegay inuu guul ugu soo dhamaaday socdaalkii Waftigu hoggaaminaya ku tageen dalka Ireland, dhinaca kalena wuxuu Madaxweynuhu qurba jooga ugu bushaareeyay in dalkii lagu nabad qabo wax dhibaato ahnina aanay ka jirin.

12119497_10153651956208535_1502166879_o

12162339_10153651956303535_1661581602_o

12162109_10153651956748535_216466066_o

12124411_10153651956958535_401047560_o

12124302_10153651957128535_1745707732_o

12124288_10153651956273535_1319808362_o

12124280_10153651956393535_1282913926_o

12119784_10153651956898535_1586840281_o

12119497_10153651956208535_1502166879_o

12116614_10153651956798535_2017389054_o

12116307_10153651956713535_579985915_o

12113002_10153651957233535_1709181862_o

12112676_10153651957173535_1391568038_o

12112523_10153651956598535_674896248_o

12077077_10153651956143535_1519503265_n

3

2

1

12162609_10153651956553535_1299194527_o

12162549_10153651957043535_1177707493_o

12162339_10153651956303535_1661581602_o

12162109_10153651956748535_216466066_o

12124411_10153651956958535_401047560_o

12124302_10153651957128535_1745707732_o

12124288_10153651956273535_1319808362_o

12124280_10153651956393535_1282913926_o

12119784_10153651956898535_1586840281_o
warsugannews

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here