Madaxweyne ku xigeenka iyo Guddida Abaaraha oo lacag kala wareegay Wasaaradda Waxbarashada taas oo loogu talogalay Abaaraha +Sawiro

0
517

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland isla markaana ah Gudoomiyaha Guddida Abaaraha ayaa lacag dhan $50,000 oo doolar ka Gudoomay Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo ay ugu deeqday bahda waxbarashadu in wax lagaga qabto abaaraha, taas oo ay iska soo ururiyeen Ardayda Dugsiyada Dawladda waxka bartaa

DSC_0001

DSC_0002

DSC_0008

DSC_0010

DSC_0015

DSC_0022

DSC_0028

DSC_0036

DSC_0047

DSC_0051

DSC_0058

DSC_0063

DSC_0074

DSC_0079

DSC_0091

DSC_0097

DSC_0114

DSC_0126

DSC_0127

DSC_0139

DSC_0150

DSC_0158