Malaha waa ciyaaryahankii ugu xooga badnaa ebid taariikhda ee ka soo muuqada FA Cup…(DAAWO SAWIRRO)

0
366

Totteham  ayaa  dirqi uga baxsatay naadiga Wycombe Wanderers kulan ka tirsanaa FA Cup oo ku idlaaday 4-3 oo ay ku badisay kooxda reer London.

Wycombe Wanderers ayaa waxaa u safta Adebayo Akinfenwa ee lagu sheego inuu yahay laacibka ugu xooga badan kubbada cagta adduunka.

34-jirkan ayaa waxa uu culeyskiisu yahay 102 kg, malaha waa laacibkii ugu waynaa jir ahaan ee ka soo muuqda FA Cup.

DAAWO SAWIRRO:

fafa1fa2fa3fa4fa5fa6fa7