Manchester United oo xaqiijisay in Luke Shaw qalliin lagu sameyn doono

0
424

Manchester United oo xaqiijisay in Luke Shaw qalliin lagu sameyn doono

Manchester(warsugannews) Manchester United waxa ay xaqiijisay in Luke Shaw uu laba meel oo lugta ah ka jabay.

Daafaca waxaa laga saaray garoonka bilowgii qebtii hore ee kulankii Champions League ay United guuldaradda kala kulantay PSV.

Red Devils waxa ay iminka xaqiijisay wixii laga baqayey Luke Shaw-na waxa uu maqnaan doono muddo dheer kaddib marka lagu sameeyo qalniin.

Waxaa lagu soo daabacay Website-ka rasmiga ah ee kooxda: “@Luke Shaw 23, kaas oo laba meel oo lugta ah ay ka jabtay. Waxa uu mari doonaa qalliin marka uu Manchester ku soo laabto.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here