Marwada Madaxweynaha J.S.L Aamina Sh. Maxamud Jirde “Aamina Weris”,Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo Toosiye” iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Maanta Daahfuray Olole loogu talo galay in lagu yareeyo Sababaha keena dhimashada Hooyada ee Xiliyada foosha.

0
480

Sidoo kale waxa ay marwada koowaad iyo wasiirka Wasaaradda Caafimaadku ay dhagax dhigeen Dhisme laba dabaq ah (Central Medical Warehouse)
Marwada qaranka oo ka duulaysa baahiyaha haweenka somaliland meel ay joogaanba waxay deldaal xoogleh ugu jirtaa sidii loo heli lahaa wiil, gabadh iyo hooyadood oo farxad ku ummula qoysaskoodana la qaybsada farxada ubadka ku soo kordhay iyada marka koowaad uga mahadcelisay ILAAHA weyn ee Casaawa-jelaha ah marka xigtana u mahadnaqaysa cid kasta oo gacan ka geysata hawlahaasi,
Halkan ka daawo Video-ga oo dhamaystiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here