Marwada qaranka jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sh Max,ed jirde, oo ka qaybgashay Xuska 8 March iyo Xaalada Abaaraha oo ay ka hadashay

0
395

Marwada qaranka jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sh Max,ed jirde (Aamina waris) iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada Somaliland ayaa ka qayb galay munaasibad lagu xusayey 8 march oo ku began maalinta haweenka Aduunka Laguna Qabtay Magaalada Hargaysa.