Maxaa Ka Soconaya Dekadda Berbera Tan Iyo Intii DP World La Wareegtay?

0
261

 

Waxa wali socda dhismaha cusub ee Dekedda Berbera oo shirkadda DP World ay ku bixisay 400 oo milyan oo Dollar.

Waxaa sidoo kale la casriyeeyay qalabka iyo adeegga dekeddii Berbera ee hore u shaqaynaysay oo maamulkeeda shaqo ay gacanta ku Hayso shirkadda DP Word.

Maalgashiga dekedda Berbera oo ay ku bahoobeen Somaliland iyo DPW ayaa waxa sidoo kale saami ku leh dalka Itoobiyaa.

Siciid Xasan Cabdillaahi oo Somaliland madax uga ah dekeddaha ayaa wariyaha BBC-da ee Hargeysa Sidiiq Burmad uga warramay isbeddelka shaqo iyo dhisme ee dekedda Berbera laga Sameeyay intii ay heshiiska maalgashi la galeen shirkadda DP Word,

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here