Mudane Madaxweyne wasaarada dhallinyarada iyo ciyaaruhu waxay u Baahan tahey isbadel balaadhan oo lagusameeyo.

0
357

Waxaan Baaq aad u balaadhan udirayaa madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo aan leeyahey maanta waa markii ugu Haboonaa ee wasaarada dhallinyarada iyo ciyaaraha somaliland lagusameyn Lahaa isbadel aad u balaadhan oo waxtar u ah dhallinyarada waxaan ku tallin lahaa in aqoonyahanadan qiimaha leh ee dhallinyarada somaliland leeyihiin midkood loo magacaabo wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha somaliland Aragtidayda shakhsiga ah.

1.Dr.Maxamed Yusuf Culimo Gudoomiyihii Hore ee SONYO
2.Iid Xasan Muuse Gudoomiyaha ururka jaaliyada Yurub ee Somaliland
3.Siyaad Cumar Cali Gudoomiyaha wakhtigan ee SONYO
4.Maxamed Axmed Maxamuud Barwaawi Agaasimaha Dallada SONSAF
5.Axmed Abokor Maxamed Aasaasaha Mareegta SYG
6.Cabdicasiis Xirsi Warsame Agaasimaha Sanduuqa horumarinta Dhallinyarada Somaliland.

2015-10-28 21:24 GMT+03:00 Axmed Shaqale :

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here