Murashax Muuse Biixi Cabdi Oo Magacaabista Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Degmada Widh-Widh, Gobolka Buuhoodle

0
385

Murashax Muuse Biixi Cabdi Oo Magacaabista Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Degmada Widh-Widh, Gobolka Buuhoodle

Ref. No: _______________________________________ December 26th, 2016

Ku: Mukhtaar Ismaaciil Xaaji Axmed (Dabay) = Hargiesa =
Og: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE = Hargiesa =

Ujeeddo:Magacaabista Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Degmada Widh-Widh, Gobolka Buuhoodle

Kadib markii aan arkay muhiimadda xilkan heer Degmo u leeyahay habsami-u-socodka hawlaha xisbiga, waxaan u magacaabay masuulka magaciisu hoos ku qoranyahay in uu noqdo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Degmada Widh-Widhee Gobolka Buuhoodle, laga bilaabo maanta oo bishu tahay December 26, 2016.

1. Mukhtaar Ismaaciil Xaaji Axmed (Dabay) – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee Degmada Widh-Widh ee Gobolka Buuhoodle.
Waxa aan u rajaynayaa Guddoomiyaha in Alle ku asturo xilkaa iyo masuuliyadaa uu u qaaday bah-weynta Xisbiga KULMIYE ee Degmada Widh-Widh ee Gobolka Buuhoodle.

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE