Natiijada kulamadii Xalay Laga Ciyaray Isreebreebka Koobka Euro 2016 iyo Kulamada Cawa Jira.

0
720

Natiijada kulamadii Xalay Laga Ciyaray Isreebreebka Koobka Euro 2016 iyo Kulamada Cawa Jira.

Burak Yilamz (centre) scored the third for Turkey five minutes from full-time to secure an emphatic victory

Togaherer 7 sept Xulka wadanka holland ayaa u muuqda inuu ka hadho tartanka Euro 2016 ee bisha june bilowgeeda kadib markii xalayna ay si xun ugu tumatay xulka wadankasi Holland xulka wadanka Turkey isla markana ay dhulka ku jiiday sadex goal iyo waxba.

Wesley Sneijder holds his hands in dismay as Holland crashed to a 3-0 defeat away to Turkey on Sunday in Group A

Holland ayaa hal kulan ee u hadhsan haday badin waydo ay sidaasi kaga hadhi doonta tartanka iyadoo kaalinta afraad hada ka jirta Group A.

Iceland drew at home to Kazakhstan but it was enough to seal their qualification for next summer’s Euro 2016

Dhan kale xulka wadanka Iceland ayaaa iska xaadiriyay inuu soo gudbo ciyaraha sanadka danbe ka dhacaya wadankasi France kadib markii ay 19 dhibcood ka aruursatay Group A kaalinta kobaada iska xaadirisay.

Wales 0-0 Israel: Gareth Bale and Co are held to Cardiff stalemate and made to wait on

Xulka wadanka Wales ayaa barbardhac goal la’aan ah la dhaafi wayay xalay xulka wadankasi Isreal iyadoo tasi ka dhigatan tahay inaysan wali usoo gubdin Euro 2016.

Kulamadii Xalay la ciyaaray iyo sidii loo kala badiyey

Kulamadii Xalay

article-3224363-2C0755E300000578-167_636x380

2C072A5E00000578-0-image-a-29_1441561886062

2C073FF000000578-3224365-image-a-52_1441562375593

2C0813E300000578-0-image-a-28_1441573350618

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here