Obama oo ka Hadlaya Shirka Guud ee QM

0
628

Obama oo ka Hadlaya Shirka Guud ee QM

Madaweynaha Mareykanka aya sidoo kale ka hadlay qalalaashaa Siiriya ka jira, waxana uu ku baaqay baahida loo qabo dadaallo dhowr ah oo milateri oo ka dhanka ah

WASHINGTON, D.C.—Madaxweyne Barack Obama ayaa khudbadiisa shirka guud ee QM wuxuu kaga hadlay dadaallada Mareykanku uu hormuduka ka yahay ee Bariga Dhexe.

Obama ayaa difaacay heshiiskii Nukliyerka Iiraan, isagoo Iraanna u soo qaatay tusaale ahaa, oo uu sheegay in iskaashi caalami ah haddii la helo wax walba la gaari karo.

Madaweynaha Mareykanka aya sidoo kale ka hadlay qalalaashaa Siiriya ka jira, waxana uu ku baaqay baahida loo qabo dadaallo dhowr ah oo milateri oo ka dhanka ah kooxda Islaamiga ah ee Siiriya, lana raadiyo xal siyaasadeed laga gaaro dhibaatada Siiriya

Source: VOA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here