Previous messageNext messageBack to messages DAAWO: Khaladaadkii yar-yaraa ee wax ka Bedelay Taariikhda Adduunka, (Xogta Dahsoon)‏

0
432

Hargeysa(Warsugannews)Waxaa iska adag in la rumaysto in khaladaad yaryar oo isfaham la’aan u badani ay wax ka bedeli karaan oo saamayn muuqata ku yeelan karaan taariikhda, laakiin taasi waawaxa dhab ahaan dhacay, sida khudbad muhiim ah oo turjumaadeedii la khalday oo dabeeto gaysatay masiibo aan laga soo waaqsan, iyo ismaandhaaf dhexmaray askari boolis ah iyo hogaamiye ciidan ah, taasoo dhalisay inuu qarxo dagaalweynihii koowaad ee dunidu.