Puntland: Ciidamo Gadoodsan Oo Muddo Toddobaad Ah Xidhay Waddada Xidhiidhisa Garoowe Iyo Gaalkacayo.

0
339

Ciidamo gadoodsan oo mushahar la’aan ka cabanaya ayaa muddo toddobaad ku dhow qabsaday waddada xidhiidhisa Garoowe iyo Gaalkacayo.

 

Wafti heer wasiir ah oo la filayay i ay gaadhaan degmada Xarfo ee gobolka Mudug, si ay ciidamo tababar ugu soo xidhaan ayaa ka baaqday halkaasi.

Warar kale oo soo baxaya ayaa sheegaya in mas’uuliyiinta ka tirsan maamulka Puntland ay qorshaynayaan iney diyaarad ku tagaan Gaalkacyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here