Raysal Wasaarihii Debed galeenka ahaa ee Yemen Oo Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Cadan

0
391

Raysal Wasaaraha Yemen Oo Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Cadan

Hargeysa(warsugannews)-Ra’iisalwasaaraha Yemen iyo dhowr qof oo kale oo ka tirsan dowladdiisa oo waddanka ka baxay ayaa ku soo noqday magaalada Cadan ee koonfurta, si ay dowlad uga hirgaliyaan.

Khaled Bahah waxaa ka horeeyay wasiiro kale oo yimid markii Xuutiga laga bixiyay magaalada bishii July.
Afhayeenka Mr Baha ayaa sheegay inuu si joogto ah u joogi doono Cadan, oo ay dowladda u isticmaalayso xarun iyadoo dagaal uu ka socdo meelaha kale Yemen.

141013121330_yemen_pm_bahah_640x360_reuters_nocredit

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here