Salaadiin Cuqaal iyo Waxgarad Tageeray Magacaabista Mareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Berbera, Madaxwaynaha iyo Wasiirka Biyahana Ku Hambalyeeya

0
389

Salaadiin Cuqaal iyo Waxgarad Tageeray Magacaabista Mareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Berbera, Madaxwaynaha iyo Wasiirka Biyahana Ku Hambalyeeya

Berbera(WSN)-Warsaxaafadeed ay soo saareen Cuqaasha iyo Waxgarada Beesha Muuse Cabdale ayaa ay ku tageeran Magacaabista Loo Magacaabay Mareeyaha Wakalada Biyaha Berbera Khadar Sicid Axmed Waxaan uga mahad naqeen Madaxwaynaha Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilanyo) iyo Wasiirka Biyaha Baasha Cali Jamac Xilkaas u Magacaabay
Beesha Oo Hore ay Madaxwaynaha iyo Xukumada iska arkeen in Beesha loo soo Celiyo Xilalkii iyo Miiskankii ay ku lahayd Gobolka Saaxil hadii Xukumadu ay Xilkaan u Magacday uu ugu horeeyo Xilalkii kale eek a Maqan Beeshan Waanu ka suganaa ,Waananu uga Fadhinaa Xumada uu Gadhwadeenka ka yahay Mudane Siilanyo .

Waxaanan Xukumada iyo Wasiirka Biyaha Uga Mahadnaqaynaa Xilka uu u Magacowday Nin Dhalinyaro ah oo Aqoonyahaynka Gobolka Saaxil ka mid oo Xilkaasi Gudan kar kanba soo Bixi kara .

Isagoo Khadar Muddo dheer ka mid ah shaqaalaha Wasaradda Biyaha imikan ahaa Mareeyaha ku xigeenka Wakaalada Biyaha Berbera Shaqadan loo Magacabay ma ah mid ku Cusub Waan Masuul Xilkaas kasoo Bixi kara ,

Waxaanay ay Xukumada Mudane Axmed Siilaanyo ka dhabaysay Dhirgalinta Dhalinyaradda intii ay Xukumada siilanyo jirtan waxaa Xilal Loo Magacaabay Dhalinyaro badan Waan Mid dhalinyarada Waxbartay Dhirgalinaysa
Waxaanu Marlabada u mahad Naqayna Xukumada Siilanyo Wasiirka Madaxtooyada iyo Wasiirka Biyaha Waananu la shaqaynana Xukumada iyo Mareeyaha Cusub Waananu Garabtaaganahay haddanu nahay Cuqaashiis Waan nin miisan ku leh Beesha uu ka soo jeedo Mareeyaha cusub .
14799016_10210879101922367_1954682073_n
Hadaanu nahay salaadiinta cuqaasha aqoonyahanka beesha waxaanu ka codsanaynaa madaxada heer gobol iyo heer dwgmo ee gobolka saxil in ay si fiican ula shaqeeyeen maareeyaha cusub.
Sidaas iyo Wada shaqayn Fiican
Cuqaasha iyo Waxgaradka soo saaray Warsaxaafadeedka
1. Suldaan nuur faarax xirsi

2. Chief Caaqil Sicid marti ilaaq

3. Chief caaqil food aadan cayngal

4. Chief caaqil Cabdiraxman Xusen xasan

5. Caaqil Maxamed Xasan Tarabi

6. Caaqil Sh.Cabdilaahi xaaji cisman

7. Caaqil Bixi Maygaga

8. Caqil Cali Habiil

9. Caqil Baarweera

10. Aqoonyahan muhyadiin hayaan x/cige

11. Gudoomiyaha beesha xariir dhakabuur

12. Maxamed dalmar

ALLAA MAHAD LEH