SAWIRO: Meydadka Ragii weerarka ka geystay Hotel Dayax oo lasoo bandhigay (Carurta & Dumarka Uurka leh uma wanaagsana Sawirada)

0
585

Waxa Goordhow Saxaafadda loo soo bandhigay Meydadka Ragii fuliyey Weerarkii Cuslaa ee Saaka lagu qaaday Hotelka Dayax ee Magaalada Muqdisho.

Wasiirkada Amniga DF oo saxaafada ku hadlay Hotelka ayaa sheegay in debleyda Weerarka qaaday ay ahaayeen 4 ruux kuwaas oo ay toogteen Ciidamada Amniga.

Weerarka Hotelka Dayax lagu qaaday oo ku bilowday Qarax Ismiidaamin aad u xoog badan ayaa Sababay dhimashada in ka badan 20 ruux iyo dhaawaca 40 kale.

Al-Shabaab ayaa Sheegatay Masuuliyada Weerarkaasi.