Shacabka Magaalada Hargeysa Oo U Qushuucay Sidii Ciidanka Boolisku Ugu Qayb Qateen Xuskii Munaasibada 18 May

0
545

Guud ahaan ciidamada kala duwan Ee Somaliland ayaa gaado ka ciyaarkii logu maraayay Munaasibada Maalinta Xornimo Dib ula soo noqshada Ee 18 May  waxa ay ka sameeyeen Dhoolo tus balaadhan . Ciidamada Booliska ayaa iyagu ahaa kuwo Si Heersare ah loo soo Qalabeeyay Isla Markaana Si toobabaran u maraayay Goobaha loogu talo galay in ay Gaado ka ciyaar ku maraan.

13254280_967319833381870_4079654322995993970_nHadaba Ciidamada Kala Duwan Ee Booliska ayaa iyagu ahaa kuwo Wacdaro  Balaadhan ka dhigay gaado ka ciyaarkii Xuska 18 May Taas oo ay  Aad u Faaqidayeen Bulshadii Halkaasi ku Sugnayid.

Gudida  Xuska Munaasibada 18 May Ee Uu Magaacabay Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa u mahad Naqay Ciidamada Kala Duwan Ee Booliska Somalilnad Gaar ahaan waxay ku Bogaadiyeen Sida ay isug Duubnaayeen Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guudto Cabilaahi Fadal Iimaan .

Mudo Todobaad ah ka hor ayay ahyid markii ciidanka booolisku ay kaalinta Kowaad ka Galeen Bormadii ay ku soo Bandhigeen  Geerdiskii ay ku Marayeen Xerada Weyn Ee Birjeex, Halkaasi Oo Uu Taliye Fadal Ciidanka Ku Gudoonsiiyay Birimo una Mahadnaqay Ciidanka Booliska Sida fiican ee ay uga dhex muqdeen Ciidamada Kale.