Sida Looga Ciiday Gobolka Hawd‏

0
298

Bali-gubadle(Warsugannews) waxaa maanta si Balaadhan looga Ciiday Guud ahaanba Deegaanada kala duwan ee Hoostaga Gobolka Hawd .

Bulshada ku dhaqan Magaalada Bali-gubadle ee xarunta Gobolka Hawd ayaa Tukashada Salaada Ciidal firiga waxaa kala qayb galey Masuuliyiinta Heer Gobol iyo Heer Degmo.