Sidaa Cali Guray Qof Ceeb Badan iyo Caadaystuu Miyuu Wax Caayaa. W/Q: Cigaal Aadan Haybe

0
408

Sidaa Cali Guray Qof Ceeb Badan iyo Caadaystuu Miyuu Wax Caayaa. W/Q: Cigaal Aadan Haybe

Waxaan aad ulayaabanay ninka layidhaa cali guray oo ka dhigtay shaqo ama dabeecad maalin walba inuu waxka sheego qof kasharaf badan kana magacroon,Ujeedaduna waxay tahay qofka hadii xasadku ku fogaado ama uu qofku jiritaanka qofka ka xumaado, Marka uu naxligu kasoo butaaco ayuun buu u hadlaa sidaa cali guray,

Miyaanad is dhagaysan Cali gurayoow,ma fayo-qabtaa horta, mise sidaa ayaad ku macaashtay, Cali Warancade ceebtaad marmarinayso magayo, Wixii la sheegayey ayaa iicadaaday oo ahaa,qolada markhaati beenaalaha ka furta Maxkamadaha hortooda ayuu ahaa Cali Guray,kadib markii gudoomiye xalaali yimi maxkamadaha ee la manuucay markhaati beenaale danbe ,shaqadaas cid ubaahana la waayey ee ay cadaaladii aslaaxday,ayuu khafiifay cali guray, Tàasaa sababtay dabeedna in uu kolba nin iska caayo oo uu wuxu doono yidhaahdo,

Hadaba waxaan leeyey nin waalan tolkiibaa u miyir-qabee qabta cida u xigtaay,hadii kale wuu eedi goor ay noqotaba,waxaanan kusoo gunaanadayaa,wax iskuma faluu cayda wow fidhiqo-naagood

W/Q: Cigaal Aadan Haybe

cigaaladam@gmail.com>

Hargeysa Somaliland