Somaliland Oo Ka Qayb-gelaysa Bandhiga Dunida Muslimka Oo Lagu Qabanayo Taiwan

0
271

Danjiraha Somaliland u fadhiya Taiwan , Maxamed Haggi ayaa ka qaybgalay daahfurka bandhig kor loogu qaadayo isdhexgalka iyo isfahanka Taiwan iyo dunnida Muslimka ah.

 

Bandhiga oo socon doona Apr 9 – Apr 18 waxa dad waynuhu ka baran doonaan dhaqanka iyo taariikhda Islaamka. Sidoo kale maalmaha ugu horraysa Ramadaanta waxa jiri doonta afur wadareed dadka oo dhan u furan.

Bandhiga waxa sidoo kale qayb ka ah Saudi Arabia, Jordan, Turkey, Oman, Bahrain, Kuwait, United Arab Emirates, Nigeria, Indonesia, Malaysia, Brunei, iwm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here