
Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ah Wiilka Curad ee Suldaanka Geeriyooday, ayaa noqon doona Suldaanka majaraha u hayn doona Saldanada ugu Fac weyn Beelaha Isaaq.
Alle ha u naxariisto Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, maanta ayaa si heer qaran ah loogu aasay Hargeysa