Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo loo Caleemo Saaray in uu Noqdo Suldanka Guud

0
1139

Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa loo caleemo saaray inuu noqdo Suldaanka Guud ee Beelaha dhexe ee Somaliland, ka dib markii uu shalay gelinkii dambe geeriyooday Aabihii Alle ha naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.

Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ah Wiilka Curad ee Suldaanka Geeriyooday, ayaa noqon doona Suldaanka majaraha u hayn doona Saldanada ugu Fac weyn Beelaha Isaaq.

Alle ha u naxariisto Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, maanta ayaa si heer qaran ah loogu aasay Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here