TAAARIIIKH DAABA QORAYSOO QARAN KANI GOB WEEYYAAN. QAYBTII…1-aad. Abwaan: Ibraahim-rashiid Cismaan Guuure (aboor)

0
349

TAAARIIIKH DAABA QORAYSOO QARAN KANI GOB WEEYYAAN. QAYBTII…1-aad. Abwaan: Ibraahim-rashiid Cismaan Guuure (aboor).

QARNIYADII LA SOO MARAY
QURUUUMIHHII HOREE JIREY
QAYLA-DHAAANTI REEER YURUB
QABAN-QAAABADA SHIRKOODII
KU QOOONDAYSTE BAAARLIIN
QAAARADDII MADOOOBEEYD
AFRIKAANKAN QANIGA AH
DHULKOODAA LA QAYTOO
ISTICMAARKU QAYBSADAY
QOOWMIYADIHII ISDHALAY BAY
DHULKAY KALA QOQOBAYYEEN
QAARBA DHINAC U GOOSTEEN
TAAARIIIKHDAYDAN QANIGA AH
QADDIYADDII XORNIMADIYYO
QORSHAHHAAN DHISAAYYAYE
QODOBBADII HESHIISKIYYO
QIIIRADII SOOMAALI-WEYNEE
QIRAYE AAN GUDDOONSADEY
QARANNIMADII AAN HELAY
XAMMAR BAAN U QAAADOO
QUNYAR BAAN KU DHIIIBAYE
DOWLADDII AAN QAAYYIBAY
QURUS AAN KA HELO IYYO
QAYBNA NALAMA SIIINOO
WAABA NALAGA QADIYYOO
QALDAAN NALAGU SHEEGOON
LA QADDERIN MIDNIMADII
QUUUSNA WAA KA TAAGNAYN.
Dhammaad.
OG: La soco qaybta 2aad ee gabaygan taaariiikhiga ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here