Taageero: Gudoomiyihii SNM ee Dalka Yaman Mujaahid C.casis M Samaale

0
391

Waxaa dhawaanahan dalka ka aloosanaa xiisadda murashaxa Xisbul xaakim ka Kulmiye taa oo baryahan warbaahinta culimada indheergaradka iyo baraha bulshadu ku xidhiidhi intuma hadal hayeen yaa ku munaasiib ah jagada murashaxa xisbiga kulmiye.

Haddaba su’aashu waxay tahay maxaa keenay muarankan ma dhalayska ah ee ragaadiyay sanadiihi u danbeeyay xisbiga kulmiye?

Jawaabtu waxa weeyi hala tartamo oo si xallal ah halgu kalo baxo iyo la tartami maayo oo si aan sharciga waafaqsanyan halagu kal baxo weeye xudunta khilaafka xisbiga kulmiye.

Wxaaan hubaa in tartanku yahay muhiim qofka tartanka rabaana aw is hubo kuna kalsoonyahay awoodisa kartidiisa iyo taageerad xisbigu uu ku dhex leeyahay taasi waxay marag u tahay qofka kasta oo jecel tartan in uu kalsooni ku qabo naftiisa ayaaha danbe ee xisbigana gaadhsiin karo kuul waarta.

Mudane Samaale waa mujaahid ka mid ah mujaahidiintii SNM kaas oo ahaa Gudoomiye SNM ee dalka Yeman si joogta ahna u iman jiray magaalda Diridhaba intii uu xilkaa hayayna aad loogu majeertay

Waa nin da’yar haysta aqlabiyada shabacbka Somaliland xibiga kulmiyana ah raga safka hore ka ga jiray guushii uu xibigu gaadhay hadii uuna ka koobad ahyn ah ka labaada.

Waxaa baryahan mareegaha dhalinyaro badani ku baahinaysay in aan mujaahid Muuse Biixi lala barbar dhigin labada Murashax ee kale iyaga oo aan ogayn taariikh ragan iyo doorka ay ku lahayeen halganka oo aan la”aantood socdeen.

Qofka hada ka baqanaya tartan xalaal ah micnaheeedu waxa weeyi daciifnimo uu ku qabo naftiisa.

Qofaka maanta diiday tartan hadhaw murashaxiinta kale ee xisbiyada Wadani Iyo UCID ma la tartami karaa su”aasha idinkaa idiin dhaafay?

Waxaan qoraalkaygan ku soo gunaanadaya hala taageero murshaxa da”ada yar aqoonyahanka Mujaahidka Mufakirka Cabdilcasis Maxamed Samaale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here