Taariikh kooba oo aanu idinka soo gudbin doono Axmed Xasan Cawke

0
940

Axmed Xasan Cawke wuxuu ku biiray Radio Muqdisho 1972 isagoo aad ugu soo caanbaxay wararka iyo gaar ahaan tebinta ciyaaraha iyo madadaalada.

Wuxuu sidoo kale ka soo shaqeeyay Telifishankii Soomaliya, kadibna wuxuu noqday Afhayeenkii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ilaa burburkii somaliya.

Cawke wuxuu ku biiray laanta Afka Soomaliga ee BBC sanadkii 1996, isagoo si weyn loogu yaqiinay barnaamijkii madadaalada iyo Salaamaha.

Wuxuu kaloo ka soo shaqeeyay laanta Afka Soomaliga ee VOA iyo dhowr telefishin oo gaar loo leeyahay.

Waxaa la filayaa in maydka Axmed Xasan Cawke la keeno Somaliland oo aas qarana loogu sameeyo.

La soco taariikhda taxana ah ee CAWKE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here