TACSI: Dhamaan Masuuliyiinta Hoose ku xusani waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Cismaan Cali Warsame oo Khamiistii 05.05.2016 ku geeriyooday Hargeysa

0
428

Tacsi
1. Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin.
2. Chief Caaqil Cumar Jaamac Xaaji Cilmi.
3. Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-case) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Dhaqanka.
4. Caaqil Xasan Shaqale.
5. Caaqil Sidiiq Galiixe.
6. Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed Gudoomiyaha Maxkamada Sare
7. Xil. Maxamuud Jaamac Xaaji Cilmi Dable.
8. Xil. Cabdalle Maxamed Cali Maayarkii hore Berbera
9. Farxiya Xaaji Xuseen Jaahuur Gudoomiyaha Xuquuqal Isaanka Somaliland.
10. Farxaan Xaaji Cali Axmed Gudoomiyaha Horn Cable Tv.
11. Ganacsade Saleebaan Xasan Obsiiye (Dawlad)
12. Ganacsade Dr. Farxaan Liibaan Axmed.
13. Ganacsade Cabdiraxmaan Maxamuud Nuur.
14. Ganacsade Naasir Faarax Jaamac
15. Oday Muuse Jaamac
16. Maxamed Siciid Cawaale.
Dhamaan dadkaasi waxay tacsi u dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Cismaan Cali Warsame oo Khamiistii 05.05.2016 ku geeriyooday Hargeysa