Tacsi: Dhamaantoodba Masuuliyiintaasi waxay Tacsi u dirayaan Marxuum Aadan Siciid Maxamed (Aadan Dooc) oo ku geeriyooday Magaalada Burco Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 11.01.2018

0
553

Tacsi
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland,Md. Maxamed Kaahin Axmed
Cabdi Cismaan Cabdille (Cabdi Farjar
Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta Maxamed Muuse Abees
Cali Siciid Saleebaan (Cali Seenyo)
Jaamac Ismaaciil (Jaamac Shabeel)
Khaliif Maxamed Warsame (Khaliif Xiinwaal)
Jaamac Maxamuud Cigaal
Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi)
Dhamaantoodba Masuuliyiintaasi waxay Tacsi u dirayaan Marxuum Aadan Siciid Maxamed (Aadan Dooc) oo ku geeriyooday Magaalada Burco Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 11.01.2018