Tacsi: Tacsi: Tacsi: Dhamaan Reer Xasan Caafi Waxay Tacsi U Dirayaan Xildhibaan Cali Gabilay Oo Wiilkiiskii Ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska.

0
500

Tacsi: Dhamaan Reer Xasan Caafi Waxay Tacsi U Dirayaan Xildhibaan Cali Gabilay Oo Wiilkiiskii Ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska.

Axmed Xasan Caafi iyo Xaaskiisa Xaliimo Muumin Cabsiiye
Abokor Xasan Caafi iyo Xaaskiisa Sahra Abuukar Cumar
Mustafe Xasan Caafi Xaaskiisa Maryan
Mahdi Xasan Caafi iyo Xaaskiisa
Farxaan Xasan Caafi
Maxamed Xasan Caafi
Iyo Dhamaan reer xasan caafi iyo caruuraha ay dhaleen waxay tacsi tiiraanyoleh u dirayaan geerida naxdinta leh ee ku timid Xildhibaan Cali Obsiiye Diiriye(Cali Gabilay) oo wiilkiisii marxmuum Mustafe Cali Gabilay ku geeriyooday dalka ingiriiska iyaga oo tacsi lamida udiraaya qoyska reer Cali Gabiley iyo hooyadood Aamina Barakaale waxanay ilaahay uga baryayaan in ilaahay samir iyo iimaan taama ka siiyo wiilkoodii, sidoo kale waxay marxuumkana ilaahay uga baryayaan in ilaahay dambidhaaf iyo maqfiro siiyo uguna nimceeyo janadii fardawsa anaguna waxaanu leenahay aamiin aamiin aamiin.

Sidoo Kale Dadkan Hoos magacaantoodu ku xusanyihiin waxay tacsi lamida taasi hore u dirayaan Xil. Cali Gabiley iyo Qoyskiisa Geerida ku timid Wiilkiisa Marxuum Mustafe Cali Gabiley.
Maxamed Cabdilaahi Xuseen
Cabdale Cali Yuusuf
Abokor Xasan Caafi
Maxamed Nuur Muuse
Bawlax Muxumed Good
Axmed Nuur Muuse
Xasan Siciid Guuleed
Cabdulqaadir Cali Jabuuti
Cabdilaahi Daahir Wacays
Sadaam Axmed daahir guray
Dhamaantayo waxanu ilaahay uga baryaynaa geerida naxdinta leh ee ku timid wiilka uu dhalay Xildhibaan Cali Gabiley in inaalay samir iyo iimaan ka siiyo marxuumkana ilaahay ka waraabiyo janada sidoo kalena dambidhaaf iyo maqfiro ka siiyo aamiin aamiin aamiin ilaahow aamiin.