TACSI

0
1544

Axmed Xasan Cawke, Cabdisalaan Hereri,Maxamud xaji Dahir, Axmed Yusuf,Ismacil Xasan Muslim,Maxamed Yusuf, Axmed yaasiin Aw Maxamed, Ismacil aw Aden Jaajumow ayaa iyagoo ka tiiraanyaysan tacsi u dirayaan saaxiibkood Maxamud Yusuf Xirsi( aw Buur )oo ku sugan magaalada Sydney ee dalka Australia iyagoo uga tacsiyadaynaya geerida ku timid hooyadii Fadumo Cisman Rooble oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa laguna aasay magaalada Gebilay. Samir iyo iimaan iyadanà ILLAAHAY Janadii ha ha ka waraabiyo.Aamiin Aamin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here