taliyaha-ciidamada xogga dalka burundi oo muqdisho-soo-gaaray-sawirro

0
372

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Burundi Major General Prime Niyongabo ayaa maanta soo gaalay magaalada Muqdisho oo ay ciidamo kaga sugan yihiin dalkiisa.

Mr. Major General Prime Niyongabo ayaa soodhaweyn kaddib waxa uu booqday xerooyinka ay ciidamada Burundi ka joogaan magaalada Muqdisho halkaas oo uu salaan shalay kaga qaatay ciidamada.

Sidoo kale Generalka ayaa kulan la qaatay saraakiisha sar-sare ee ciidamada AMISOM oo uu ugu horreeyo taliyaha guud ee ciidamada Generaal Subagle.

Dhawaan ayay aheyd markii laga heshiiyay khilaaf xagga mushaaraadka ah oo soo wajahay ciidamada Burundi kaas oo sababi gaaray in dowladda Burundi ay ciidankeeda kala baxdo Soomaaliya.