Ugaaska Guud Ee Beesha ARAB Oo Soo Dhaweeyay Hanka Musharaxnimo Ee Xil.Kijaandhe.

0
389

Ugaaska Guud Ee Beesha ARAB Oo Soo Dhaweeyay Hanka Musharaxnimo Ee Xil.Kijaandhe.

Hargeysa(Warsugannews)Ugaaska guud ee beelaha Arab Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali Mahdi) ayaa sheegay inuu aad u soo dhawaynayo hanka musharaxnimo ee xildhibaan kijaandhe.

ugaaskaugaaska oo la soo xidhiidhay Xarunta Baligubadlemedia ee Hargeysa ayaa sheegay inuu Aad U Taageersanyahay Musharaxnimadda madaxwayne ee xildhibaan kijaandhe isagoo madaxwaynaha somaliland ugu baaqay inuu dhex u Noqdo Musharaxiinta Ku loolamaysa xisbigaSidoo kale ugaasku ayaa sheegay in beelaha abaalka siyaasadeed ay beeshu ka tirsanayso looga fadhiyo inay iska soo celiyaan dayntii lagu lahaa maantana la joogo wakhtigii ugu munaasib sanaa ee dayntaas ay soo celin lahaayeen

si kastaba ha ahaatee taageeradda ugaaska ayaa ku soo beegmaysa xilli loolanka xisbiga kulmiye marayo meel xasaasi ah walaw xildhibaan kijaandhe maalmihii U Dambeeyay uu hargeysa ka waday shirar doceedyo siyaasadeed kuwaas oo uu ku xoojinayo damaciisa siyaasadeed.

warsugannews

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here