Ururka Suxufiyiinta SOLJA Oo Tababar U Furay Suxufiyiin Ka Kala Yimi Gobolada Somaliland + SAWIRO

0
389

Ururka Suxufiyiinta SOLJA Oo Tababar U Furay Suxufiyiin Ka Kala Yimi Gobolada Somaliland + SAWIRO

Hargeysa (warsugannews) Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja, ayaa tobabar socon doona mudo seddex cisho ah u furay ilaa 50 suxufi oo ka kala socda Gobolada Dalka.

DSCF5794
DSCF5755
Munaaasibada Furitaanka Tobabarkan oo lagu qabtay Hotelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qaybgalay Masuuliyiin ka kala socotay Wasaarada Warfaafinta iyo hay’addaha madaxa banaan ee WarbaahintaSomaliland, Masuuliyiinta Ururka SOLJA iyo Taageeraysay Tobabarkan ee VIKES oo fadhigeedu yahay Finland.

DSCF5723

Furitankii waxa Khudbado kala gadisan ka jeediyey Gudoomiyaha Ururka SOLJA Maxamuud Cabdi Jamac iyo Wasiir ku xigeenka Wasaarada War Faafinta Marwo Shugri oo ku dheeraaday Ahmiyada ay Wariyeyaasha u leeyiin Aqoon iswaydaarsigani oo kale.

DSCF5808
warsugannews
warsuganmedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here