US: Dhallinyaro madow ah oo afduubtay nin caddaan ah, jirdil toos looga daawanayay barta Facebook-gana u geystay

0
347

Dhallinyaro madow ah ayaa waxa ay ku afdeebteen magaalada Chicago nin caddaan ah oo ay u geysteen jirdil toos looga daawanayay facebook-ga. Dhallinyaradan ayaa ku hadlayay hadallo cunsuriyad ku dheehantahay kuwaas oo ay ka mid ahaayeen “Fuck Donald Trump” iyo “Fuck white people”.

https://youtu.be/LS1sVup6eLU