War deg-deg ah: Doorashadii Maraykanka oo lagu kala baxay iyo Hillary Clinton Oo laga guulaystay Donald Trump oo wacdaro dhigay

0
406

Doorashadii Maraykanka oo lagu kala baxay iyo Hillary Clinton Oo laga guulaystay Donald Trump oo wacdaro dhigay

Washington (WSN)Dooradhadii xiisaha lahayd ee dhex martay Hillary Clinton iyo Donald Trump ayaa la soo afjaray daqiiqado ka hor iyadoo loogu dhawaaqay madaxweynaha dalka maraykanka inay shacbigu u doorteen Donald Trump inuu hoggaamiyo dal weynaha maraykan. Doorashadan ayaa qof ka laga doonayey inuu keeno 270 Celceliska codadka shacbiga. Waxaanay kala keeneen tartamayaashu 215 oo ay Hillary Keentay iyo 244 uu Donald keenay. Waxana sidaasi loogu dhawaaqay natiijadii doorashada oo uu ku guulaystay Donald Trump.

d

h