War deg-deg ah: Madaxweyne Silaanyo oo Safar gaaban ugu Baxay Galabta Dalka Turkiga + ujeedada Safarka iyo Sawiro

0
532

Madaxweynaha oo Safar gaaban ugu Baxay Galabta Dalka Turkiga + ujeedada Safarka iyo Sawiro

Hargeysa(Warsugannews)Madaxweynaha Qaranka Somaliland Madane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay wehelinayaan Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali, ayaa galabta u dhoofay Dalka Turkiga halkaas oo Madaxweynuhu u tegay Dano Shaqsi ah, lana filayo inuu safarkaasi qaato muddo Todobaad ah.

DSC_0001

DSC_0002

DSC_0003

DSC_0004

DSC_0038

DSC_0040

DSC_0044

DSC_0048

DSC_0053

DSC_0054

DSC_0055

DSC_0057

DSC_0080

DSC_0083

DSC_0090

DSC_0093

DSC_0094

DSC_0095

DSC_0096

DSC_0098