War deg-deg ah Nuxurka Khilaaf Cusub Oo Ka Dhex-qarxay Shir-Gudoonka Gollaha Wakiiladda

0
409

Nuxurka Khilaaf Cusub Oo Ka Dhex-qarxay Shir-Gudoonka Gollaha Wakiiladda

Hargaysa:(warsugannews)-Khilaafkan ka dhex qarxay Shir gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland ayaa salka ku hayaa Dib u celintii Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu dib ugu celiyay Madaxweynaha soo jeedintii Haamaha Shiidaalka.

Labbada Guddoomiye ku xigeen ayaa Guddoomiye Cirro ku eedeyey in aanu kala tashan Dib u celinta uu Madaxweynaha lagu celiyey Soo jeedintii Haamaha Shidaalka, halka Guddoomiye Cirro isaguna Shir jaraa’id oo uu isla saaka qabtay ku sheegay in uu isagu yahay Guddoomiyaha Golaha wakiilada Awoodna uu u leeyahay in uu Madaxweynaha dib ugu celiyo.

gordhaw ayaanu idin soo gudbin doonaa muuqaalada iyo nuxurka oo dhamaystiran

warsugannews

warsuganmedia@gmail.com

Hargeysa/Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here