Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan waxaa uu maanta si rasmi ah u magacaabey xoghayaha guud ee golaha Guurtida
Hargeysa(Warsugannews) ka dib markii Xoghayihii Golaha Guurtida ee Mudada dheer soo hayey xilkaasi loo magacaabay Wasiirka Waxbarashada Somaliland Mudane Cabdilaahi Dheere isaga oo iska casilay Xilkii hore ee Xoghayenimo ayuu maanta Gudoomiye Saleebaan soo magacaabay Xoghaye Cusub oo buuxindoona Booskaasi isla markaasina ahaa ku xigeenkii xoghayihii hore
Halkan ka Akhri Nuxurka Warsaxaafadeedkaasi