War degdeg ah: Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan waxaa uu maanta si rasmi ah u magacaabey xoghayaha guud ee golaha Guurtida

0
840

Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan waxaa uu maanta si rasmi ah u magacaabey xoghayaha guud ee golaha Guurtida

Hargeysa(Warsugannews) ka dib markii Xoghayihii Golaha Guurtida ee Mudada dheer soo hayey xilkaasi loo magacaabay Wasiirka Waxbarashada Somaliland Mudane Cabdilaahi Dheere isaga oo iska casilay Xilkii hore ee Xoghayenimo ayuu maanta Gudoomiye Saleebaan soo magacaabay Xoghaye Cusub oo buuxindoona Booskaasi isla markaasina ahaa ku xigeenkii xoghayihii hore

Halkan ka Akhri Nuxurka Warsaxaafadeedkaasi

IMG_0239