War-saxaafadeed: Maxkamadda Sare oo dhaarisay Xildhibaan cusub oo ku soo biiray Golaha Wakiiladda Somaliland + SAWIRRO

0
358

War-saxaafadeed: Maxkamadda Sare oo dhaarisay Xildhibaan cusub oo ku soo biiray Golaha Wakiiladda Somaliland + SAWIRRO

Hargeysa, Warsugannes() —Mudane Maxamud Ismaacil Xasan ayaa maanta loo dhaariyay inuu noqdo xubin ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ka dib markii uu todobaadkan gudihiisa uu iska casilay Xildhibaan Cali Mareexan oo loo magacaabay Wasiirka .

Dhaarinta Mudanahan ayaa ka dhacday Maxkamadda Sare ee Somaliland ka dib markii uu Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland Garqaan Aadan Xaaji Cali maanta Xafiiskiisa ku dhaariyay.

Sida wax lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Maxkamadda Sare.

maxkamada sare oo dhaarisay 3

Maxkamadda Sare oo dhaarisay Xildhibaan cusub oo ku soo biiray Golaha Wakiiladda Somaliland

maxkmada sare oo dhaarisay 2

War-saxaafadeed Maxkamadda Sare oo dhaarisay Xildhibaan cusub oo ku soo biiray Golaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here