Wiil Soomaali Ah Oo la Sheegay inuu ISIIS ku Biirayey

0
333

Wiil Soomaali Ah Oo la Sheegay inuu ISIIS ku Biirayey

Minneapolis(warsugannews)Mahad Mustafe Muuse ayaa Arbacadii shalay ka hor qirtay maxkamad ku taalla magaalada Minneapolis ee gobolka MN in isaga iyo ugu yaraan 8 kale ay doonayeen inay u socdaalaan Suuriya si ay ugu biiraan ururka ISIS.

Maxkamadaas ka dib, ayaa Xeer Ilaaliya Maraykanka ee gobolka Minnesota uu shir jaraa’id qabtay, kaas oo uu kaga hadlayey barnaamij lagu magacaabo CVE oo dawladda dhexe ay soo hindistay, kaas oo bulshada Muslinka qaarkeedna ay welwel ka muujisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here