Xildhibaan Cabdi Laki oo tacsi u diray Shacbiga iyo Qoyskii uu ka baxay Marxuum Mijir Qaadi

0
519

waxaan duco u dirayaa dhamaan ardaydii gashay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee somaliland Gaar Ahaan Togdheere dugsiyada sare/ dhexe Ee Burco, waxaan ilaahay idiinka baryabaa inaad keentaan natiijo wanagsan oo lagu farxo.
waxaad ka midho dhaliseen himilo iyo tacab aad in badan usoo dedaasheen ilaahay waxaan ka rajaynayaa inaad noqotaan kuwa markasta guusha u horseedkaa, alle haydin ku anfaco cilmigaa ad barateen.
waxaan idinla wadaagayaa dhamystirka waxbarashadiina iyo farxad aad ku dhamaysateen imtixaankii oo idin bilaabay maanta idiinku hanbalyeynaayo.
Dhamaantiin waad guulaysan doontaan waxaanad tihiin ubaxii dalkan usoo kacayey waxaa idinku jira kuwii dalkan beri ka maalin maamuli laha ee noqon lahaa madaxdiisa, kaalin buuxda ka qaadan lahaa taabo galka horumarka dalkeena hooyo.
wabilaahi towfiiq bishu tahay 1- 7 -2017
Xildhibaan Cabdilaki Xasan Nuur
Xubin Golaha Deegaanka Burco