Xisbiga WADDANI oo Ku Simaha Guddoomiyaha Gobalka Gabiley u Magacaabay Xasan Axmed Maxamed

0
349

Xisbiga WADDANI oo Ku Simaha Guddoomiyaha Gobalka Gabiley u Magacaabay Xasan Axmed Maxamed

Hargeysa(Warsugannews):-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ku simaha guddoomiyaha xisbiga WADDANI ee gobalka Gabiley u magacaabay Mudane Xasan Axmed Maxamed

Waxaan sidan lagu sheegay qoraal kooban oo ka soo baxay xafiiska warfaafinta xisbiga WADDANI oo uu ku saxeexan yahay xoghayah guud ee xisbigaasi Md.Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, kaasi oo lagu sheegay in hoggaanka xisbiga WADDANI ay go’aamiyeen in ku simaha guddoomiyaha gobalkaas laga dhiggo Md.Xasan Axmed Maxamed.

Lifaaqa hoose kala baxay, magaabidda ku simaha guddoomiyaha xisbiga WADDANI.

mnhb