Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Somaliland ayaa Xadhiga ka Jartey Mashaariic Horumarineed oo Xukuumadu laga Hirgaliyey Degmada Sayla

0
435

Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Somaliland ayaa Xadhiga ka Jartey Mashaariic Horumarineed oo Xukuumadu laga Hirgaliyey Degmada Sayla

Hargeysa(Warsugannews)Masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirada Wasaaradaha Madaxtooyada ,Caafimaadka Qorshaynta Qaranka Maaliyada iyo Badhasaabka Gobolka Hawd ayaa maanta si wada jira xadhiga uga jarey Mashaariic Horumarineed Oo Xukuumada Somaliland ka hirgalisay Degmada Sayla oo ka tirsan Gobolka hawd Mashaariicdan xadhiga laga jarey ayaa iskugu jirey Dhismayaal dhawaan la hirgaliyey ku waasi oo kala ahaa Xarunta Maamulka Degmada Sayla iyo Maxkamada Degmada iyo Xarunta Caafimaadka Degmada Sayla