Xukuumaddu Xaq Ayay U Leedahay Inay Kirayso Haamaha Shidaalka Berbera. By: Eng: Saleebaan Siciid

0
605

Xukuumaddu Xaq Ayay U Leedahay Inay Kirayso Haamaha Shidaalka Berbera. By: Eng: Saleebaan Siciid

Dalka Somaliland waxa hogaan loo doortay sanadii 2010 madaxeweyne mudane Axmed maxamed maxamud siilaanyo taas oo ay bulshada Somaliland ku aamintay hogaaminta iyo ka go’aan gaadhista hawlaha ay xukumadu ka masuul ka tahay bulshada ee ay danta iyo horumarka bulshada ku jiro ma ah kaliya in xukumadu tahay mid ka taliysa dan u leeyahay qof gaara ah xaqiiqdii waxay xukumadu ka talisaa waxkasta oo u dan ahi bulshada weyn reer Somaliland min bari ilaa galbeed meelkasta oo ay ku nool yihiin bulshada reer Somaliland way u siman yihiin khayraadka iyo horumarka ay samaysay xukumada madaxweyne siilanyo dhab ahaantiina ay ka soo baxday balanqaadidii u sameeye madaxweyne siilanyo iyo xisbiga talada dalka haya ee kulmiye wakhtigii ay mucaaridka ahayeen

badankooga way fulisay marka aan indhaha layska tuurayn , arinta ku saabsan kiraynta iyo wareejinta haamaha kaydka shidaalka ee berbera waxayna keentay in loo baahdo la xidhiidha daryeelka iyo horumarinta haamaha waxaana lagu wareejinayaa waa muwaadin u dhashay Somaliland oo xaq iyo xaquuq ku leh Somaliland waliba galinaya maalkoogii iyo muruqgii ee ha laga daayo anjarafaynta oo ha la taageero horumarka ay wado xukumada Somaliland muwaadin arimaha siyaasada ee u dhexeeya mucaaridka kursi doonka ah iyo muxaafidka horumar doonka ah hana ku mashquulin nin intaa ka dhigaya taageero doon u rabo inuu shacabka kagga helo khalkhal galinta mashaarica ay wado xukumadu waa ogayadeen sidii ay mucaaridku uga horyimaadeen dhismaha wada ceerigaabo hadalidii ay yidhaahdeen waxa ka mid ahaa”lacagtii olole ayey xukumadu ku gashay “ maanta waad arkaysaa halkay marayso waddadii waa dhaamad , allow tus xaq siyaasiyiinta danaystayaasha ahi shalay udub buu ahaa maanta waa wadani barina waa la eegi siyaasi kursi doona cidi ma maqlayso waligaa waxaad doonto dheh dadka iyo dalka Somaliland maanta waxa hogaaminayaa mujaahid iyo rug cadaaa siyaasadeeda waxa u qabtay taariikhda ayaa sheegay hadii aan is yidhaahdo tiri walaahi cawoo dhan ma dhamaynayno ee wixii dhamina kalsooni ayaa ku qabaa inuu dhamaystiridoon mujaajid siilaanyo
Qalinkii : Eng saleban siciid cumar
Email: ducale330@gmail.com
Tellphone: 0634042146

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here